Tani waa sanadkii seddexaad ee Newsweek uu iskaashi la yeesho Statista Inc, oo ah hay'ad cilmi baaris ku sameysa xogta aduunka, si ay u muujiso Isbitaalada ugu Wanaagsan Aduunka- waxaana laga yaabaa inay noqoto darajadeenii ugu muhiimsanayd. Wixii faahfaahin ah fadlan booqo Newsweek
Xigasho: Newsweek